Hargeysa 12 Jan 2015–Cali Gurey iyo C/rashiid Xasan Mataan ayaa sheegay in ay booqdeen jeelka Madheera oo ay ku xidhan yihiin xildhibaano laga soo kaxeeyay Boorama. ”Waxay u xidhan yihiin madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici waxana uu ku haystaa Boorama cadaalad ayay u baahantahee uma baahna ciidan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS