X

Xildhibaanada Saylac oo u balamay in ay xukunka ka tuuraan gudoomiyaha degmada

Xildhibaanada Saylac oo u balamay in ay xukunka ka tuuraan gudoomiyaha degmada Xuseen Iidle. Muuqaalka hoose ka fiirso ayagoo maanta  sheegtay in ay doorteen ku xigenkisa oo Ciise ah inkastoo aanu sharci ahayn.

Hoos ka fiirso jujuubka ka dhacay goobta

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.