Xildhibaanada taageersan Jawaari ayaa baqdin ka muujiyay soo jeedin la keenayo golaha usbuucan an ku jirno. Laba ka mida xildhibaanada ayaa saxaafada la hadley muujiyayna walaaca ay qabaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KmKB-1U1hYU[/embedyt]
Hoos ka daawo xildhibaan isagu si qabyaaladeysan u diidan madaxweynaha oo Farmaajo u sheegay inuu amar bixiyo. Xildhibaankan ayaa hore u sheegtay Muqdisho raaciyayna in jufadiisu ridey Siyaad Barre.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=dxj-7FNIwzI[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS