X

Xildhibaanada taageersan Xasan sheekh oo riday xukuumadii Cabdiwelli+SAWIRO

Muqdisho 06 Dec 2014–Xildhibaanada taabacsan Xasan Sheekh ayaa riday xukuumadii Cabdiwelli kalfadhi looga dooday mooshin uu watay Xasan Sheekh. Waxa Sheekh ayaa la sheegayaa inuu diyaarsaday raiisal wasaaraha cusub oo la filayo inuu ka yimaado beesha Mareexaan.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.