Garoowe–Xildhibaano raba in ay xukunka ka tuuraan C/walli Gaas oo gaarayay 21 xubnood ayaa saxaafada u sheegay in ay dalabkii sida sharciga ah u gudbiyeen gudoonka ayna ka warsugayaan sidaasna ay u sheegeen dadka reer Puntland. C/walli Gaas ayaa lagu eedeeyay fadhiidnimo baahsan iyo amniga oo faraha ka baxay.
Maxamed Yuusuf
ARAABIBNEWS.COM