Telefishanka Startv ayaa shaaciyay xildhibaano gaaraya afartan oo diidey in la wareejiyo haamaha Berbera oo ay ku jiraan xildhibaano reer AWdala. Xildhibaanada diidey ayaa ka tirsan xisbiga Wadani oo ay raaceen kuwa ka soo jeeda Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM