Xildhibaanka reer Sool ee Indho indho oo jeclaaday in uu fariin u diro Koofurta Somaliya
Xildhibaanka reer Sool ee Indho indho oo jeclaaday in uu fariin u diro Koofurta Somaliya xilli maanta ay tahay maalinta israaca qaybo ka mida dhulkii Somaliyeed ee gumeysigu kala qoqobay.