Xildhibaanada ayaa gudoomiyaha ku eedeeyay in aanu u gudan xilkiisa sidii la rabay sidaas awgeedna ay kalsoonida kala noqdeen.
Si kastaba ha ahaatee waxa aan la garanayn sida xaaladu noqon doonto iyadoo laysku diyaarinayo in la ansixiyo golaha wasiirada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS