Xildhibaano ayaa ka hadlay xadhiga wariyeyaasha Universal tv sheegayna in ay ahaayeen kuwa yiri dalku wuxuu ku jiraa gumaysi marka maxaa iyaga loo xiray maa anaga lanawaydiio waxa dhacay. Waxayna sheegeen in wariyuhu war raadiyo taasna ayna ahayn dambi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM