X

Xildhibaano ka mida dawlada Somaliya oo la amrey in la baaro qaran dumisnimo awgeed

Xildhibaano ka mida dawlada Somaliya ayaa la amrey in la baaro  qaran dumisnimo awgeed. Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa farta ku fiiqey laba ka mida xildhibaanadaas oo qaran  dumisa.

Warka xeer ilaaliyaha ayaa aad loogu farxay taas oo ka dhigin in xildhibaanada ajaanibtu lacagta soo siiso lagu guro jeelka. Xildhibaanada ayaa kala Xasan Macalin Maxamuud iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=h7soLdV4iII[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.