Xildhibaano ka mida golaha deegaanka Baki oo saxaafada hor keenay mooshin Cabdoo Aayar xaqirey+MUUQAAL
Boorama-Araabinews–Xildhibaano ka mida golaha deegaanka Baki ayaa saxaafada u soo bandhigey mooshin ka keenay maayerka iyo ku xigeenkiisa oo ay gudbiyeen Cabdoo Aayar oo miiska hoostiisa la gashaday.