Wafdi ka socda Xasan Sheekh iyo raiisal wasaaraha ayaa ka qaygalay caleemo saarka Axmed Madoobe oo ay doorteen barlamaan la kala diray laba bilood ka hor. Axmed Madoobe ayaa manta la caleemo saaray iyadoo kulankaas ay ka soo qaybgaleen madax ka tirsan Itoobiya iyo Kiiniya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM