X

Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo ka didey masuul hawlkara oo shaqadii laga eryay

Xildhibaano ka tirsan golaha deeganka Hargeysa ayaa ka didey masuul hawlkara oo shaqadii laga eryay. Masuulkan ayay sheegeen in uu shaqo ku lahaa qalabkii dayactirka ee laga soo iibsaday Itoobiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.