Xildhibaano ka tirsan Puntland oo shir jaraaid qabtey oo ka digey in 4.5 wax lagu qabysado
Siyaasiyiin ka soo jeeda Puntland ayaa ka digey in 4.5 wax lagu qaybsado iyadoo wararku sheegayaan in kulanada ka socda Muqdisho ee hiigsiga 2016 ay beelaha qaar rabaan in ay kuraas badan ku helaan xaaraanta 4.5.