Xildhibaan Khadar oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa ka hadley dhalinyaro hubeysan oo hadana dadka dhaca oo Hargeysa ku soo kordhey. Waa markii ugu horeysay oo dhalintu hubka qaadato bilaabaana dhac taas oo leh walwalkeeda.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=_sFZnA3mLFE[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS