X

Xilwareejin ka dhacday Berbera iyo Maxamed Jaamac Abgaal oo amaaney Siilaanyo fariina siiyay abtigiisa loo magacaabay Berbera

Waxa maanta xilwareejin loo sameeyay badhasaabkii hore ee Berbera oo ka soo jeeday Awdal xilkana laga qaaday iyo kan cusub waxase goobta ka soo xaadirey Ramaax oo shaqadii gobolka ay kala waynaatey xilwareejin.

Waxa jirey xifaaltan u dhexeeya badhasaabkii hore ee Berbera Fahmi Cabdi Bidaar iyo Ramaax iyadoo Ramaax faragelin ku hayay gobolka Berbera.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.