X

Xilwareejin loo sameeyay maayerkii hore iyo kan cusub oo ka dhacday Boorama iyo warbixinta

Boorama–Xilwareejin ayaa loo sameeyay maayerka cusub iyo kii hore ayaa ka dhacday Boorama waxana goobta xaflada ka soo qaybgalay xildhibaanada golaha deegaanka. Dadka indha indheeya siyaasada golaha deegaanka Boorama ayaa qaba in ay filayn wax isbedela oo magaaladu u baahan tahay nidaam kale oo horumar u keena.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.