X

Xiriirka u dhexeeya maamulka Siilaanyo iyo argagixisada shabaab oo banaanka u soo baxay: Sir fakatey DAAWO

Wuxuu yiri wasiir duulista hawadu waxaan u soo joogney guryo ay ku jiraan wasiiro ku dhow Siilaanyo iyo kuwo kale oo ay ku qarsoonaayeen argagixisada shabaab. WAxa kale oo uu sheegay in diyaaradaha lala fuuli jirey qoryaha.

Waa cadayntii ugu horeysay ee maamulka Siilaanyo qarxiyo in uu jiro xiriir u dhexeeya argagixisada iyo maamulkiisa ayna u adeegsadeen qaska Koofurta si ay u helaan ictiraaf.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.