X

Xirsi Tooriile iyo Maxamed Biixi oo saxaafada la hadlay sheegayna in ay wali ku jiraan xisbiga Siilaanyo

Xirsi Tooriile iyo saaxiibkii Maxamed Biixi ayaa saxaafada la hadlay sheegayna in ay wali rajo ka qabaan kursiga madaxweynenimo ee Kulmiye iyagoo shalay ka caraabay maamulka Siilaanyo dhinaca kalana beeniyay in ay khalkhal wadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.