X

Xirsi Tooriile oo Boorama jooga isagoo sida kiish lacaga fureyna wadada Xeego oo dadka deegaanku hore u waday+MUUQAAL

Boorama–Xirsi Tooriile ayaa Boorama tagey isagoo u tagey wadatashi uu la yeesho wakiilkooda Boorama Ramaax. Kulanka kadib ayuu u baqooley wadada Xeego halkaas oo laga codsaday inuu furo. Wadada ayaa dadka deegaanku muddo soo wadeen. Wasiirada Siilaanyo ee jooga ayaa iyaguna ka soo jeeda deegaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.