Wasiirka u sareeya guriga Siilaanyo ayaa ka waramay xildhibaan lagu garaacay oo la tuurtuurey guriga Siilaanyo. Dhacdadan foosha xun ayaa dhacday bilo kahor waxayna ahayd in Siilaanyo ka hadlo hase ahaatee ma dhicin waxase muddo kadib hadlay Xirsi Tooriile.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM