Xirsi Tooriile ayaa reer Boorama u sheegay in dilkii SNM u gaysatay dadkeeda markii ay soo weeraraeen Burco iyo Hargeysa iyagoo wata taangiyadii Mingiste in la wada sheegto wuxuuse raaciyay xasuuqii SNM u gaysatay reer Awdalna in hoos loo sheegto oo aan dibedda loo saarin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM