Xirsi Xaaji Cali oo si adag uga hadlay afduubkii ka dhacay xarunta golaha Somaliland
Xirsi Xaaji Cali oo si adag uga hadlay afduubkii ka dhacay xarunta golaha Somaliland oo askar loo adeegsaday kulan ahaa kaliya in Siilaanyo ka akhriyay warqad Maxamuud Xaashi u soo qorey.