X

Xisbiga dawlada Somali galbeed oo ku biirey xisbiga cusub ee Itoobiya

Kadib shirweyne xisbiga dimoqraadiga Somalida isugu yimaadeen Jigjiga ayaa lagu ansixiyay in xisbigu ku biro xisbiga cusub e Itoobiya ee uu hogaamiyo Cabi Axmed. Xisbiga cusub ee Itoobiya ayaa waxa ansixiyay sadexda qoomiyadood ee ugu balaadhan.


Kadib markaan ku qanacney sida uu u socdo xisbiga cusub ee Itoobiya ayadoo weliba ay garwaaqsadeen hindisaha gobolka Somalida Ayaan garanay inaan ku biirmno xisbiga cusub ayaa lagu yori warmurtiyeed.


Gudoomiyaha gudiga dhexe ee xisbiga ayaa sheegay in xisbiga cusub dagaal kula jirin federaalka qoomiyadeysan, luqada Somaliga oo ka mid noqota luqadaha kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.