X

Xisbiga Faysal Waraabe oo aan cidi u soo bixin maanta magaalada Burco

ARAABINEWS

Xisbiga Faysal Waraabe ayaan cidi u soo bixin maanta magaalada Burco xilli ay iyagu u lahaayeen. Beerta xoriyadda ee magaalada Burco ayaa ah faaruq taas oo muujinaysa in xisbigan lagu kala tagey.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.