Xisbiga Kulmiye ee Jeegaanta ayaa iska difaacay gacanyareyihii Muuse Biixi ee Xamar tagey. Jeegaanta ayaa jeelka ku gurta dhalinyarta Xamar tagta halka iyaguna isku ogolyihiin. Waxa aad loo eryadaa kuwa ka soo jeeda gobolka Awdal.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=srnJNpfENP0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS