Isbahaysiga xisbiga Kulmiye ee laga maroorsaday musharaxnimada ayaa kulan ku yeeshay Harheysa halkaas oo la sheegayo in ay qodobo ka soo saari doonaan talaabada xigta ee ay qaadi doonaan. Kulankan ayay saxaafadu dibedda ka ahayd.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM