Xisbiga Kulmiye oo go’aano ka soo saaray ololaha doorashada ee degmada Hargeysa berri
ARAABINEWS
Xisbiga Kulmiye ayaa go’aano ka soo saaray ololaha doorashada ee degmada Hargeysa berri. Ololaha doorashada xisbiyada Somaliland ayaa u socda si xawliya ayadoo muddo yar ka harsan tahay.