Xisbiga Kulmiye oo ka qaylinaya gudiga doorashada ee iyaga u xaglin jirtey
Xisbiga Kulmiye ayaa ka qaylinaya gudiga doorashada ee iyaga u xaglin jirtey xilli la filayo in bisha dambe la qabto doorashada maamulka Somaliland oo la filayo in uu ku guulaysto xisbiga Wadani.