X

Xisbiga Kulmiye oo taageeraeyaashiisa u sheegay inayna qas bilaabin

Xisbiga Kulmiye ayaa taageeraeyaashiisa u sheegay inayna qas bilaabin una sheegay inay ogyihiin natiijada oo ah in si xun loogu garaacay Muuse Biixi oo codka ugu badan ka helay Hargeysa iyo nawaaxigeeda.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.