X

Xisbiga Siilaanyo oo iyaguna ku hanjabay in ay kursiga sii fadhin doonaan+MUUQAAL

Hargeysa–Xisbiga Siilaanyo oo Siilaanyo ka maqan yahay ayaa iyaguna ka hadlay in ay kursiga sii fadhin doonaan oo aan ka degayn marka xilliga loo qabtey ay dhamaato. Siilaanyo ayaan isagu imanin goobaha xisbigiisu ka hadlayo hadana wuxuu u sharaxan yahay in hadana la soo celiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.