X

Xisbiga UCID ee Ingiriiska oo doortey C/qaadir Cali Qawdhan

Garabkan UCid oo taageersan Jamaal Cali Xuseen ayaa doortey nij dhalinyara ah oo lagu magacaabo C/qaadir Cali Qawdhan in uu noqdo hogaamiyaha UCID ee Ingiriiska waxayna Alle u baryeen in Faysal Waraabe uu wadada saxda ah ku soo noqdo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.