X

Xisbiga UCID ee Boorama oo sheegay in iscasilaada C/rashiid Xasan Mataan u gaar tahay isaga iyagana waxba la ogeysiin

Xisbiga UCID qaybtiisa Boorama ayaa iska fogeeyay iscasilaad uu gudbiyay C/rashid Xasan Mataan. Waxay sheegeen in ay isaga ku kooban tahay waxna ayna ka ogeyn loona sheegin. C/rashiid ayaa isku diyaarinaya in uu musharax ku xigeen ka noqdo xisniga Wadani oo hadda isku diyaarinaya doorasho.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.