Xisbiga UCID oo helay taageerayaal cusub iyo Jamaal Cali Xuseen oo shegay in la cunay lacagtii diiwaangelinta
Taageerayaal ka soo goostey xisbiga Siilaanyo ayaa u soo digarogtey xisbiga taagta daran ee UCID ee burburka ku dhow. Jamaal Cali Xuseen oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in la cuney lacagtii diiwaangelinta.