X

Xisbiga UCID oo ka yaabay wasiirka biyaha ee Muuse Biixi oo afhayeen noqdey

Waxaan ka yaabney haddii Habari hadasho ina Cali Koore oo Sool ka soo jeeda ayaa u jawaabaya. Waa su’aale goormuu noqdey afhayeenka maamulka sowka Muuse Biixi leh afhayeen ayaan leehayay. Afhayeenka warfaafinta xisbiga ayaa si kulul uga hadley artintan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.