wadaGudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka Awdal ayaa si adag uga hadley dhalinyar xustey xasuuqii SNM oo Muuse Biixi ugu horeeyo ay ka gaysteen Awdal. Maxamed Aadan Suldaan ayaa cambaareeyay xadhiga dhalinyartaas sheegayna in sheekadu tahay meydkeyga aanu u ooyo kaaga ha ooyin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS