Xisbiga Wadani ee Boorama oo deeq xoolo nool ah gaarsiiyay xarunta agoomaha ee Boorama
Qaar ka tirsan xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa gaarsiiyay deeq xoolo nool ah xarunta agoomaha ee gobolka. Dadka deeqda loo geeyay ayaa ka mahadceliyay sheegayna in la sii wado.