Xisbiga Wadani ee Boorama oo eedayn badan dusha uga tuurey Siilaanyo
Xisbiga Wadani ee Boorama oo shir jaraaid qabtey ayaa eedayn badan dusha uga tuurey Siilaanyo kuna eedeeyay in uu kala direy magacii Somaliland hadana ay soo baxeen maamul goboleedyo badan oo ay ku jirto Isaaqland.