X

Xisbiga Wadani ee Burco oo ka qayliyay dhalin magaalada isku disha oo amaanka khal khal ku haysa

Xisbiga Wadani ee Burco ayaa qaylo dhaan ka diray dhalin isku garaacda magaalada oo amaanka wax weyn u dhintey. Magaalada ayaa la sheegaa in la mari Karin meelaha qaar oo dhalintu isku dilaan. Isdilka ku batay magaalada ayaa xisbigu ku sheegay in say tahay tirada booliiska oo tayadoodu xuntahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.