Xisbiga Wadani o war ka soo saaray doorashada Muuse Biixi ka maagayo
Xisbiga Wadani er maamulka Domaliland ayaa war ka soo saaray doorashada uu Muuse Biixi ka maagayo. Kulan la rabay in lagu xaliyo muranka ayaa looga soo dareray Muuse Biixi oo diidan inuu kala diro gudiga fashiantey ee doorashada.