Xisbiga Wadani oo beeniyay in uu ka dambeeyay banaanbaxyo Muuse Biixi lagu diidanaa
ARAABINEWS
Xisbiga Wadani ayaa beeniyay in uu ka dambeeyay banaanbaxyo Muuse Biixi lagu diidanaa oo ka dhacay Gebiley. Banaanbaxan ka dhacay Gebiley ayaanu xisbiga KUlmiye ku farxin maadaama ay tahay deegaanadu uu isku halaynayo.