X

Xisbiga Wadani oo Boorama saxaafada ugu waramay iyo jeelka Boorama iyo haamaha oo ay ka hadleen: xaalku waa xunyahay

Xisbiga Wadani ayaa kulan doceedyo ku yeeshay Boorama iyo xaalada gobolka oo ay isla soo qaadeen waxay kaloo ka hadleen jeelka Boorama oo urta ka baxaysa noqdey meelaha lagu dulmiyo muwaadiniinta Somaliyed ee lagu xiro meesha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.