Xisbiga Wadani ayaa deegaanada Lughaya ee gobolka Awdal dhoolatus ka sameeyay. Deegaanadan ayaan waxba loo qaban intooda badan lahayn isbitaalo iyo xarumo caafimaad iyo biyo toona mudadii xisbiga Kulmiye maamulka hayay, weliba loogu daray in muran la geliyo deegaanada ka mida.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS