X

Xisbiga Wadani oo dhalinyarada u furaya tartan ciyaareed iyo waxa ku kalifey

Xisbiga Wadani ayaa ku dhawaaqay inuu dhalinyarada u furayo tartan ciyaareed ayadoo la ogyahay in Muuse Biixi bilaabey tartan sidaasa oo maalmahan la bilaabey. Tartankan ayay sheegeen xisbiga Wadani in la qabyaaladeeyay oo aan loo dhaneyn.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jp1kuchaFus[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.