Xisbiga Wadani ee C/raxmaan Ciro ayaa dhar dhaxameed ka qaybiyay degmada Boorama iyo xoghayaha Wadani ee gobolka ayaa Boobe Yuusuf u sheegay in qalinkiisu dhinac u badan yahay( beesha dhexe) oo aanu waxba ka qorin dadka mudan sida Xasan Sheekh Muumin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS