X

Xisbiga Wadani oo diidey in uu ku biiro guddi Saleebaan Gaal u magacaabay muddo kordhinta

Xisbiga Wadani oo diidey in uu ku biiro guddi Saleebaan Gaal u magacaabay muddo kordhinta xilli hore loogu kordhiyay laba jeer. Ma aqbalayno ayuu yiri UURCADE.




admin:

This website uses cookies.