Waxa shalay la daawadey biro ay ku rakiban yihiin aalada korontada ee ku shaqaysa cadceeda oo la sheegayo in Cali Warancade ku deeqay. Dadka badankiisa ayaa is waydiiyay goorta Cali Warancade yeeshay warshad samaysa qalabka ku shaqeeya ileyska qoraxda taasi iyagoo ka guulaya ayaa xisbiga Wadani ka hadlay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM