Boobe Yuusuf ayaa ka hadlay fashilkii Somaliland ka soo raacay Istanbul iyo xaalada Berbera ee kacsan ayuu ku tilmaamey mid ay keeneen inamo yaryar oo ka hoos shaqeeya Siilanyo. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM