X

Xisbiga Wadani oo kalsoonidii kala noqdey gudiga doorashada ee maamulka Somaliland

Xisbiga Wadani ayaa kalsoonidii kala noqdey gudiga doorashada ee maamulka Somaliland oo hore u fashilmey markii ay ku guuldaraysteen inay qabtaan doorasho xalaala oo muran lahayn.

Waxayse ugu shubeen Muuse Biixi taas oo keentay inay noqdaan guddi fashilma oo aan la aamini Karin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0jOu89XX0kE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.