X

Xisbiga Wadani oo markale cudud ku soo bandhigey Boorama iyo hadaladii laga jeediyay

Xisbiga Wadani ayaa markale cudud ku soo bandhigey Boorama iyadoo lagu jiro maalmihii u dambeeyay doorashada loo balansan yahay inay dhacdo maalinta Isniinta. Waxa goobta ka Hadley masuuliyiin ka tirsan xisbiga.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.